Training on CV writing & Cover [email protected] Sameeco



Published
Jaamacada Edna Adan ayaa shalay soo qabanqaabisay Tababar ku saabsanaa habka qorista CV iyo Cover letter-ka.

Waxaa farxad wayn i ah, in aan shalay soo xidhay Training on professional CV and Cover letter writing Jaaamcada Edna.

Waxaan rajeynayaa in aad faa'idaysateen mowduucaan oo aad fahanteen sida aad u qori karto Cover Letter.

Abdirahman Sameeco
Category
Job
Be the first to comment